La-talin Shahaadooyinka ISO
qiimeynta hore ilaa shahaadada.
La-talin Shahaadooyinka ISO
Hordhac Shirkadda
Envirosom Somalia waa shirkad Soomaaliyeed oo fadhigeedu yahay Muqdisho, Soomaaliya, Canada, Saudi Arabia, iyo Goballada Somalia oo dhan, kuna takhasustay la-talinta Shahaadooyinka ISO, GAP Audits, iyo Tababarka ISO. Waxaanu ka shaqaynaa si wadajir ah la-hawlgalayaasha caalamiga ah ee shahaado bixinta si aanu u siino hay’adaha Soomaaliyeed shahaadooyin ISO oo caalami ah.
Iyada oo la adeegsanayo daah-furnaan, heerar caalami ah, iyo xirfad dhameystiran, waxaanu taageernaa ururrada Soomaaliyeed si ay u gaadhaan, u ilaashadaan, uguna faa’iideystaan shahaadooyinka ISO kuwaas oo kordhiya kalsoonida, hagaajiya hawlaha gudaha, isla markaana u fura albaabada suuqyada caalamka.
Our Services
La-talin Shahaadooyinka ISO
ISO GAP Audits
Ogaanshaha khaladaadka iyo diyaarinta ururrada si ay u gudbaan baaritaanka shahaadada.
Tababarada ISO
Hadafkeena
Himiladeena
Clients and Partners





