Quality and Environmental Management Systems

Hordhac Shirkadda

Envirosom Somalia waa shirkad Soomaaliyeed oo fadhigeedu yahay Muqdisho, Soomaaliya, Canada, Saudi Arabia, iyo Goballada Somalia oo dhan, kuna takhasustay la-talinta Shahaadooyinka ISO, GAP Audits, iyo Tababarka ISO. Waxaanu ka shaqaynaa si wadajir ah la-hawlgalayaasha caalamiga ah ee shahaado bixinta si aanu u siino hay’adaha Soomaaliyeed shahaadooyin ISO oo caalami ah.

Iyada oo la adeegsanayo daah-furnaan, heerar caalami ah, iyo xirfad dhameystiran, waxaanu taageernaa ururrada Soomaaliyeed si ay u gaadhaan, u ilaashadaan, uguna faa’iideystaan shahaadooyinka ISO kuwaas oo kordhiya kalsoonida, hagaajiya hawlaha gudaha, isla markaana u fura albaabada suuqyada caalamka.

Hadafkeena

Inaanu awood siino ururrada Soomaaliyeed inay gaadhaan aqoonsi caalami ah, heerar waxqabad oo heer sare ah, iyo tartan suuq caalami ah iyada oo la hirgelinayo heerarka ISO ee kor u qaada tayada, badbaadada, waaraanshaha iyo wax-ku-oolnimada.

Himiladeena

Inaanu noqono la-taliyaha hormuudka ah ee tababar iyo shahaado ISO ee Soomaaliya, annagoo awood siinayna ganacsiyada, NGO-yada iyo hay’adaha dawladda inay ku shaqeeyaan heerar caalami ah oo ku kasbada kalsoonida caalamka.

Clients and Partners

Ready to get ISO certified?

Contact Envirosom Somalia today and take your organization to the next level with globally recognized ISO standards.
Call us now: +252 770 64 76 87
Or